UPDATED: Monday, March 24, 2025
The Somali Resource and Heritage Center
Xarunta Hiddaha & Dhaqanka Soomaaliyeed
LINKS Baro Tafsiirka Qur'aanka "NEW" Companions of Prophet Muhammed"NEW" Islamic Information ResourceNew Somali Links
|
WE L C O M E * T O * O M H E R I T A G E |
WELCOME
TO SOMHERITAGE SOMALI
RESOURCE & HERITAGE CENTRE SOMALI
RESOURCE & HERITAGE CENTER Maansadan "Waxaa Tiriyey abwaan CABDULLAAHI SULDAAN TIMA CADDE" Naxriis Janno Allaha Siiyee. Gabaygan wuxuu ka tiriyey mar ay amxaaradu ku hanjabtay in ay gobollada xoroobey weerari doonto, waxa uu yidhi:-"
Gumeysigu hashuu naga dhacay een gurayey raadkeeda Goobtay istaagtaba hashaan joognay garabkeeda Waxaan soo gucleeyaba hashaan rag isku soo gaadhnay
Hashii geeddankeedii rag badan goodku ku casheeyey
Hashaan labada gaalee is-barkani gaydh u diriraysay Gacmaa lagu muquunshee xornimo nooma ay garanne Garre iyo guntane maalintay gees isugu boodday Allaa noo gargaaree markuu shicibku guulaystay.... AMOUD
UNIVERSITY [ Sign
my Guestbook] - [Read
my Guestbook ] Mohamed Hussein Hadi
Somali
Resource and Heritage Center
|
|